Jaldiga Caddadka 19aad
Cadad 19

Caddadka 19aad

Oct 2026

Cadadka 19-aad ee Majaladda Marag waxa uu akhristayaasha u soo bandhigayaa qormooyin iyo taxanayaal xiiso leh oo falanqaynaya arrimo muhiim u ah bulshada, dowladnimada, amniga iyo horumarka. Waxa uu si gaar ah diiradda u saarayaa isla xisaabtanka dowladda, nabadda iyo midnimada bulshada, mustaqbalka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hannaanka dowladnimo ee Puntland, siyaasadda waxbarashada, tayada hay’adaha iyo xeerarka, maalgashiga tacliinta sare, isbeddellada siyaasadeed ee dunida quwadaha badan, iyo taxanaha Diin iyo Dawlad: Calmaaniyadda iyo Shareecada.

Qormooyinka cadadkan

← Dhammaan cadadyada