Jaldiga Caddadka 18 aad
Cadad 18

Caddadka 18 aad

Sept 2026

Cadadka 18-aad ee Marag waxa uu xambaarsan yahay qormooyin iyo taxanayaal xiiso leh oo ka hadlaya arrimo muhiim u ah bulshada, dowladnimada, amniga iyo horumarka, waxaana ka mid ah Aanooyinka Qabiilka iyo Raadadka ay Reebaan, Soomaaliya & Trump, Bilashada Bariga iyo Galbashada Galbeedka, DR. Cumar Cismaan Raabi: 1988-kii iyo Digniintii Damaca Itoobiya ee Badda, iyo taxanaha Diin iyo Dawlad– Qaybtii 5-aad, iyo qormooyin kale oo xambaarsan aragtiyo iyo falanqayn muhiim ah.

Qormooyinka cadadkan

← Dhammaan cadadyada