
Maqaalo
Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed: Doorkii Soo-Jireenka ahaa iyo Caqabadaha Maanta
Caasha Geele Diiriye28 August 2026

2 maqaal
Qoraa iyo siyaasiyad rug-caddaa ah iyo mid ka mid ah aas-aasayaashii maamulka Puntland. Waxay taariikhda ku gashay inay noqoto gabadhii ugu horreysay ee Xildhibaan iyo Wasiir ka noqota Puntland. Sidoo kale, waxay hoggaamisay Guddiga Madaxa Banaan ee Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya. Caasho waxay caan ku tahay u-doodista caddaaladda, naqdinta hufan ee siyaasadda dalka, iyo dhiirrigelinta dhallinyarada iyo haweenka Soomaaliyeed.

