Muxyadiin Xuseen Ciid
Qoraa

Muxyadiin Xuseen Ciid

1 maqaal

Muxyadiin Xuseen Ciid: Waa qoraa iyo abwaan Soomaaliyeed oo ku nool London, UK, sidoo kalena waa Agaasimaha Madbacadda Buugta ee Ciid Publishing. Waxa uu qoray buugta Godob iyo Geeri, Qori Ismaris iyo Xasuustii Habeenkii Madoobaa. Hal-abuurkiisu wuxuu diiradda saaraa dhaqanka, taariikhda, siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed.