
Siyaasad
HANNAANKA DAWLADNIMO IYO MAAMUL EE PUNTLAND QAADATAY 1998: DADKA MA KHASAAREEN MISE WAA KU FAA’IIIDEEN (Qaybta 2aad)
Maxamed Yuusuf Cali28 October 2026

2 maqaal
Waa aqoonyahan, sharci-yaqaan iyo siyaasi Soomaaliyeed oo miisaan weyn ku leh difaacidda garsoorka iyo sarreynta sharciga. Waxa uu haystaa shahaadada Master of Laws (LLM) ee Sharciga Caalamiga ah iyo Xuquuqul Insaanka, sidoo kalena waa xubin aasaase ka ah Jaamacadda Boosaaso. Waxa uu caan ku yahay inuu ahaa aasaasihii iyo difaacihii ugu horreeyay ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland (2014–2020), halkaas oo uu noqday codka dadka nugul, isagoo muujiyay dhiirranaan siyaasadeed iyo adkaysi uu ku ilaalinayo madax-bannaanida hay’adaha dastuuriga ah iyo xuquuqda muwaadiniinta xilliyo kala duwan.

