Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Cali (Dr. Jaylaani)
Qoraa

Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Cali (Dr. Jaylaani)

1 maqaal

Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Cali (Dr. Jeylaani) waa aqoonyahan, bare jaamacadeed, iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimadda Puntland ee Garoowe. Waxa uu ku takhasusay falanqaynta xeerarka sharciga, daryeelka bulshada, iyo caddaaladda, isagoo door muhiim ah ka ciyaara dib-u-eegista qawaaniinta dowladda hoose (sida Xeerka LR.7). Dr. Jeylaani, waxa uu door wayn ka qaataa dawlad dhiska iyo difaaca danta guud.