
Qoraa
Mohamed Hussein Subeyr
0 maqaal
Maxamed Xuseen Subeyr (Mohamed Hussein Subeyr) waa khabir sare oo ku takhasusay maamulka iyo maaliyadda, haddana ah Agaasimaha Hawlgallada (Director of Operations) ee hay'adda KAALO Aid & Development. Waxa uu heystaa shahaadada Master-ka ee Maamulka Ganacsiga (MBA) oo uu ka qaatay Jaamacadda Jomo Kenyatta ee Kenya, wuxuuna leeyahay khibrad ka badan 7 sano oo dhanka maareynta agabka, shaqaalaha, iyo fulinta mashaariicda horumarineed ee bulshada.
