Iman Jama
Qoraa

Iman Jama

1 maqaal

waa wariye Soomaaliyeed oo si firfircoon warbixinada ugu soo gudbiya baraha bulshada, kana faallooda arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhacdooyinka bulshada. Waxaa lagu yaqaanaa tebinta degdegga ah iyo falanqaynta arrimaha Soomaaliya iyo caalamka.