Cabdijabaar Maxamed “Farma”
Qoraa

Cabdijabaar Maxamed “Farma”

2 maqaal

Cabdijabaar Maxamed Muuse (Farma) waa qoraa Soomaaliyeed, aqoon-yahan, iyo hoggaamiye bulsho oo hadda ah Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Gobolka Nugaal (MUDAN). Wuxuu si weyn ugu ololeeyaa horumarinta, wacyigelinta, iyo u doodista xuquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan dowlad-goboleedka Puntland. Cabdijabaar waa qoraaga buugga ku saabsan arrimaha bulshada ee Saacadahii Badbaadda, isagoo sidoo kale si joogto ah u daabaca maqaallo aqoon iyo wacyigelin xambaarsan oo lagu falanqeeyo qiyamka qarannimada, dhibaatooyinka maandooriyaha, iyo dhismaha bulsho miyir-qabta.